Sabti
13, Maarso 2010

Navigation


Print this pagePrint this page

Home

In English English language

Welcome to Open Source Somalia

Our aim is ...
  • to encourage the use of Open Source Software by individuals and local authorities through knowledge sharing and practical advice.
  • To put a lot of effort to translate Open Source Software (OSS) into Somali language.
  • to distribute open source software locally by mirroring or providing on other media (CD/DVD) as many areas has limited or no Internet connection.


You can contact us from this email: info (at) opensourcesomalia (dot) org

Af-Soomaali Af-Soomaali

Ku soo dhowaada Open Source Somalia

Open Source Somali waa urrur loogu talagalay horumarinta iyo kordhinta isticmaalista teknolojiyada kumbuyuutarada fasaxan (Open Source)

Waxaa jirta in dunida uu ku soo batay isticmaalka kumbuyuutarada, loona isticmaalo dhinacyo kala duwan. Goobaha ama meelaha lagu isticmaalo kumbuyuutarada ayaa waxay kala noqon karaan meelaha- shaqada, waxbarashada iyo guryaha.

Farsamada ama teknolojiyada ay ku wada xiriiraan kumbuyuutarada aduunka ee loo yaqaano Internetka (Shabakada Internetka) ayaa lagu tilmaamaa in ay sabab u tahay (sabab u ahayd) badashada isticmaalida kombuyuutarada.

Ujeedadeena waa ...
  • in aan kordhino isticmaalista barnaamijyada fasaxan (Open Source Software) ee lagu isticmaalo goobaha waxbarashada, waxsoosaarka iyo hay'adaha maamulka.
  • in aan dardargelino sidii barnaamijyadaas loogu tarjumilahaa afka-Soomaaliga si ay u sahlanaato faafintooda,
  • in aan sahalno habka ama qaabka qaybinta barnaamiyada loogu qaybiyo dalka gudiiisa.

Waxaad nagala soo xiriirikartaa s-boostada: info (at) opensourcesomalia (dhibic) org

 



Next page: Higgaad-saxe