In English English language

Welcome to Open Source Somalia

Our aim is ...


You can contact us from this email: info (at) opensourcesomalia (dot) org

Af-Soomaali Af-Soomaali

Ku soo dhowaada Open Source Somalia

Open Source Somali waa urrur loogu talagalay horumarinta iyo kordhinta isticmaalista teknolojiyada kumbuyuutarada fasaxan (Open Source)

Waxaa jirta in dunida uu ku soo batay isticmaalka kumbuyuutarada, loona isticmaalo dhinacyo kala duwan. Goobaha ama meelaha lagu isticmaalo kumbuyuutarada ayaa waxay kala noqon karaan meelaha- shaqada, waxbarashada iyo guryaha.

Farsamada ama teknolojiyada ay ku wada xiriiraan kumbuyuutarada aduunka ee loo yaqaano Internetka (Shabakada Internetka) ayaa lagu tilmaamaa in ay sabab u tahay (sabab u ahayd) badashada isticmaalida kombuyuutarada.

Ujeedadeena waa ...

Waxaad nagala soo xiriirikartaa s-boostada: info (at) opensourcesomalia (dhibic) org