Axad
05, Sebteembar 2010

Navigation


Print this pagePrint this page

locale

Computer world into Somali English language

Somali language is spoken in Somalia, Kenya, Djibouti and Ethiopia (Wikipedia). Locale for Somalia (so_SO) file for localizing OpenOffice can be found here.

Finally Somali language localized OpenOffice (OOo 2.4) will be launched April 2008. Check this issue.

Waa maxay Locale? Af-Soomaali

Luqad walba waxay leedahay ama wadan walba wuxuu leeyahay dhaqan qoraal u gaar ah. Si dhaqankaas qoraal loogu isticmaalo kumbuyuutarada waxaa lagama maarmaan ah in kumbuyuutarka uu ogyahay dhaqanka qoraal uu leeyahay isticmaalihiis. Dhaqamada qoraalka waxaa ka mid ah sida loo qoro taariikhda iyo sida la'isugu xijiyo erayda.

Tusaale:

Iskuxijinta (indexing) erayada

 hilib soor caano beer liin waa erayo soomaaliyeed hadii aan sitimaaleyno kumbuyuutar aanan aqoon u lahayn afka-Soomaaliga lakiin aqoon u leh afka-Ingiriiska wuxuu isugu xijin doonaa->

beer, caano, hilib, liin, soor.

Meesha kumbuyuutar aqoon u leh afka-Soomaaliga laga rabo in uuisuguxijiyo

beer, soor, caano, liin, hilib. 

Arrinta aan kor ku soo sheegnay waxay soo baxaysaa muhiimadeeda markii aan rabno jadwal (table) ay ku qoran yihiin magacyada ardayda ama shaqaalaha in aan iskuxijino si ay akhrinta liiska u sahlanaado. 

Taariikh

  • 1.4.2007
  • 4/1/2007 (USA)
  • Apr 1st 2007

Labada taariikh ee kor ku qoran waa iskumid tan hore (1.4.2007) waxaa isticmaala wadamo badan tan dambe (4/1/2007) waxay khaas u tahay wadanka Mareykanka, waxaana laga wadaa (Af-Soomaali ahaan) 1.4.2007 (kowda bisha afraad, sanadka 2007).

Tiro

  • 1,360.50
  • 1.360,50
  • 1 360.50
  • 1 360,50
  • 1360.50
  • 1360,50
Tirada kor ku qoran waxaa laga isticmaalaa wadamo badan oo aduunka ku yaala waxay u dhigmaan dhamaantood 1360.50 (Kun sadax boqol lixdan iyo nus/bar).
Tusaaloyaasha aan ku soo qaadanay kor waxay ka tarjumaayaan in wadan walba ama af walba ay leeyahay/leedahay dhaqan-qoraal khaas u ah. Hadaba si afka-Soomaaliga uu ugu yeesho dhaqankiisa ....

Previous page: Link page
Next page: Khariidadda Soomaaliya